Qeexid

"falsafada xaqiiqaraadiska m.dh (fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falsafada oo kali ah:
  • Waa sidaas falsafada Islaamka oo samooyin ayaa jira oo 7 (sabca samawaat ah)(wal arda) ee "dhulal" wax la yiraah ma jiraan.
  • Halkaas waxaa ka muuqata in ujeedada ugu wayn ee xisbigu u dhisanyahay tahay meelmarinta falsafada xisbigu aaminsanyahay ee maaha hanashada xukunka oo kaliya.