Qeexid

"ld falsafo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falsafad oo kali ah:
  • Waxaa iyaduna xusid mudan in saddexda xisbi ay leeyihiin taariikh dheer, dhaqan soo jireen ah, falsafad siyaasadeed iyo mabaadii’ay ka duulaan intaba.
  • Guushaas oo ka turjumaysa falsafadda istaraatiijiyadda siyaasadeed iyo gooni-isutaaga Somaliland iyo dhismaha qaranimada ee tartanka nidaamka Axsaabta badan ku salaysan, sal-dhigna u ah dedejinta aqoonsiga Somaliland.