Qeexid
Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo. ld fadli1.
Nimco iyo khayr dheeraad ah o xag Ilaah laga bixiyo. ld fadli1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Ku f.: badeeco la naadinayo qiime la gaarsiiyey wax ku kordhin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Tartan lagu tartamo qiimakordhin, badeeco la naadinayo.
Qeexid Xigta: ld fallisid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Cad yar oo ka dillaacay dhagax, qori, bir iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Qori, bir iwm in yar oo dhuuban ka jeexid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld fallis1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax falliir ka jeexasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg falliir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey.
Qeexid Xigta: (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax falliirmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax falliirmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.t
Qeexid: (-rro, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; tumun. Tus. “Hasha la shireystay f. iga sii”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Wax samayn.
Qeexid Xigta: Wax sixrid.
Qeexid Kale: Beer qodid. 4. Dhul bannayn. 5. Harag jilcin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax qabad; samays.
Qeexid Xigta: Ficil.
Qeexid Kale: Sixir. 4. ld falid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (nax.) Qayb ka mid ah koox naxweedda isbedbeddesha, waxayna tilmaantaa wax la sameeyo ama wax la ahaado. Tus. “Guuleed wuu yimid”, “Sucaad way kortay”. F. gudbe: waxaa lagu magacaabaa fal u baahan layeele toosan si uu u hawlgalo sida “arag”, “cun”, “taabo”. Tus. “Sabriye ayaa tufaaxa cunay”; f. magudbe: fal aan oggolaanayn in uu si toos ah u yeesho layeele sida “soco”, “buub”, “weynow”. Tus. “Ismahaan baa soo socota”, “Ismahaan baa u soo socota dugsiga”; f. sifo: waxaa jira falal aan muujinayn waxa uu qabto yeeluhu, balse muujiya xaaladda uu ku suganyahay iyo sifadiisa; falalkani waxay mar waliba ay ku tiirsanyihiin fal “ahaansho”. Tus. “Gabadhu way wanaagsantahay”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg falliiran1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.d
Qeexid: ld falleyr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Dillaac dhegaha xoolaha summad ahaan loogu yeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-xyo, m.dh) Qof waji iyo laab furan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: fallaar gaama m.l (-rro ..., m.l) (fiis.) Kaah birlab danabeed ay si joogto ah u bixiyaan walxo kaahfala marka ay walaxdu ku jirto kalaguurbu'eed.