Qeexid

"Bir yar, dhuuban, afka gammuun looga daabo, qaansooyinka laga gamo oo loo adeegsado dagaalka iyo ugaarsiga."

Qeexid Xigta

Nudo dhuudhuuban oo iftiinka qorraxda keena.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fallaar oo kali ah:
  • Ma waxaa xal ah in ninkii fallaarta gashay uu ku hor maro siibidda fallaarta isha kaga taagan?
  • Ninbaa iigu maahmaahay fallaari Gilgilasho kaagama harto tiiyoo uu ula danlahaa reerka aad ka dhalatay ayaa ka mas'uul ah wixii dhacay isagoo ka duwaya Kuwa dawladda sheegta.