Qeexid

"Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burcad."

Qeexid Xigta

Nin f. ah: qof ka mid ah dad hubaysan oo burcad ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fallaago oo kali ah:
  • Wasiirka Difaaca ee Ethiopia, ayaa wakaaladda wararka AFP u sheegay in in ka badan 200 oo fallaago ah lagu dilay gobolka bishii July.
  • Qalalaasaha waxaa ka mid ahaa iyada oo ay dawladdiisii ku kaceen fallaagooyin ay ka mid ahaayeen Calawiyiintii iyo Khawaarijiyiintii, kuwaas oo uu Haaruun Al-rashid ka adkaaday.