Qeexid

Nin fallaag ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fallaag oo kali ah:
  • Xogwarranka Xoghayaha Guud ee QM wuxuu ka aamusay khasaaraha baallaran ee ka dhashay Madaafiicda xaad-dhaafka ee Ciidammada AMISOM uga jawaabayaan weerarrada fallaagada oo 90% aan wax dhibaato ah u geysan Ciidammadaas.