Qeexid

"Wax la falkay noqosho (harrar, derin iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falkan oo kali ah:
  • Halka uu falkan ka dhacay ayaa waxaa la sheegay in ay ku baxeen oo ay u gurmadeen xoogaga Maxkamadaha Islaamka waxaana lagu wadaa in ragii falkan gaystay la soo xir xiro islamarkaana la xukumo sida uu inoo sheegay sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka.
  • Xiligii falkan uu dhacayey ayaa waxaa Marxuumka uu ka soo baxay masjidka iyadoo ninka falkan geystay uu kula tukuday masjidka balse markuu iridka ka soo baxay madaxa kaga dhuftay rasaas ka dhaceysay Bastoolad.