Qeexid

(nax.) Erey ku kordhiya faahfaahin micnaha falka, sida: “soo”, “sii”, “wada”, iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falkaab oo kali ah:
  • دون - Kitaabka wuxuu yaalaa kitaab-saarka hoostiisa الكتاب دونَ الرف. 2) Falkaabyada goorta ee ismabaddalaha ظروف الزمان المبنية : إذا: Goortada timaadada sida: Hadduu yimaado walaalkaa ila socodsii إذا جاءَ أخوك فأَخبرني.
  • Falkaabyada goobta ee ismabaddalaha ظروف المكان المبنية: Sida: Aad meeshii aad ka timid اذهب من حيث أَتيت.