Qeexid

"falgal taxan m.l (-llo ..., m.dh) (kiim.) Falgal iswada oo maxsuulka tallaabada hore uu curiyo tallaabada xigta."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falgal oo kali ah:
  • Waxa sidoo kale lagu yaqaanaa curiyaha bir ma ahe markuu la falgalo walax kale inuu soo sii daayo awood ion aad u sareeysa, isla markaana ku daro ama la wadaago elektaroono curiyaha kale ama isku dhiska uu la falgalaayo.
  • Raadhiyaamta saafiga ah waxay leedahay midab cad, laakiin waxay inta badan la falgalshaa Ogsajiin taas oo u yeesha midab madoow ah.