Qeexid
ld falfalxumaan.
ld falfalxumaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhaqan xun oo dadku yeesho.
Qeexid Xigta: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg falfalxun. ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).
m.dh.sh
Qeexid: .r Dhaqdhaqaaqa hore karkaraya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey.
Qeexid Xigta: Jid laangooyo lagu sameeyey.
Qeexid Kale: Sixir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: (f.g) Cid sixir ku samayn.
Qeexid Xigta: (f.mg) Hoore wax karkaray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: ld falfalxun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg falfal3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo.
Qeexid Xigta: Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld foolxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld falfalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dabeecad aan wanaagsanayn oo qof yeesho. ld camalxumaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey.
Qeexid Xigta: (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax sida qori iwm falfalliir u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax la abshireysto oo nasiib wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg falfalliir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]