Qeexid

eeg falo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falasho oo kali ah:
  • Puntland ayaa inta ay xukuumada Cadde Muse ka arimineysay waxaa kor u kacey falalka burcadnimo kuwaas oo sababey in qafalasho loo gaysto dilalka halka magalada Galkacayo la ugaarsanayo dadka wax ku oolka ah ee gobolka.
  • Waxay nolosha dadka deegaankaasu ku tiirsan tahay: dhaqashada Xoolaha,Ganacsiga iyo Beero-falasho u badan kuwa Qaadka, iyo weliba soo saarka Malabka Shinnida.