Qeexid

ld falanqayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falanqo oo kali ah:
  • J: Wali kamaanu falanqoon kaalinta aan ka ciyaari doono.
  • Xukuumada Puntland oo kordhin doonta mushaharka Kulan aan caadi aheyn oo maalintii Jimcaha 1 May,2009 isugu yimaadeen golaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland ayaa si weyn looga falanqoodey misaniyada.