Qeexid

"Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falanqee oo kali ah:
  • Waa markii ugu horeysay ee sadexdani dowladood ay isugu soo fariistaan miiska wadahadalka oo ay ku falanqeeyaan amaanka xuduudaha ay wadaagaan tan iyo markii ay Kenya xiratay xuduudaheeda.
  • Cayarahan oo aad xiiso badan ayaa kusoo kordhiyey dhalinta Puntland farxad iyo in goobaha la isugu yimaado ku falanqeeya gobolka qaadi doona Koobkan.