Qeexid

"eeg falanqee. ld falanqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falanqayn oo kali ah:
  • Warsaxaafadeedkaas oo dhammaystirana, wuxuu u qornaa sidan: Dood iyo falanqayn dheer kadib, waxay isla ogolaadeen: In wixii muran iyo mad-madow gelin kara saaxadda doorashoyinka hadda laga sii gaashaanto.
  • Qofka shakhsiga ah xitaa wuxuu samayn karaa arrin degmada ku saabsan soo jeediyo oo bilaabo, markaas waxay noqonaysaa in qolada degmada arrimeheeda go'aamada ka gaartaa falanqayn ku sameeyaa oo ay jawaab ka soo bixiyaan arrintaas uu qofku bilaabay.