Qeexid

"F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm."

Qeexid Xigta

“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falan oo kali ah:
  • Diidamadan ayaa dad badan oo falanqeya siyasada Somalia u fasireen mid Wasiirka Arrimaha dibadda Somalia Mr.
  • Faaqidaadda: Halkee Ayey Soomaalidu Hiigsan Kartaa 2015-ka Barnaamijkan Faaqidaadda Toddobaadka ayaa waxa uu ku saabsan yahay falanqeyn ku saabsan waxa dadka Soomaaliyeed, shicib iyo dowladba, ay qabsan karaan sanadkan hadda billowday ee 2015-ka.