Qeexid

"ld feleg."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga falag oo kali ah:
  • Taas annaga oo og, waxaan is waydiineynaa markii Maamulkii Islaamka uu sharfey barashada laamaha culuunta iyo wax walba oo aadanaha horumar u ah; dhibna aan gaarsiineyn diinta Islaama, maxaan ku kordhiney laanta Xidigiska ama barashada cilmi falaga?
  • Xiligii degta ama bulsho wada dagan ay abuurmatay, waxaa waxbarashada ku soo kordhay aqoonta bay'ada iyo ka faa'iidaysiga cilmigi falaga aqoontaas oo ahayd mid jiilba jiil u gudbiyo.