Qeexid

"Cid halis ka badbaadin."

Qeexid Kale

Wax meeel si xoog leh u qabsaday ka sii deyn. ld fiki.

Qeexid Xigta

Wax waasac ka dhigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faki oo kali ah:
  • Laakiin, siyaasadu run ahaantii ma aha sidaas, waa qaabka iyo farsamada xukunka, waa fakir waaya aragnimada aadamiga salka ku haya, waana cilmi la barto.
  • Senator Obama wuxuu ku tilmaamaa weerarkii ciraaq mid qaldanaa, wuxuuna ballan qaadaa inuu dagaalkaas joojin doono haddii la doorto, uuna baddali doono fakir maskaxeedka ceynkaas oo markii horeba sababay ku dag dagidda dagaallada gardarrada ah.