Qeexid

"F. ah: qof meel uu joogey fasax la'aan ka tegey; baxsad."

Qeexid Xigta

ld fakasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fakad oo kali ah:
  • Labo, waxaa ka jira kuwo xabsi dibedaha ah ka soo fakaday ama denbi ka soo galay waddamo kale oo annaga nagu soo dhuuntay.
  • Wuxuu ka fakaday ciidamadii booliska Soomaaliya oo uu asaga oo yar ku biiray, wuxuuna dhuumasho ku galay dalka Yemen oo uu ka dib ka sii aadey waddanka Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu ka helay shaqo fiican.