Qeexid

"F. ah: dhacdo amankaag iyo argagax leh. ld fajeciso, fejeciso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fajiciso oo kali ah:
  • Haddaba waxa fajiciso ku noqotay filanwaagii ku dhacay Siilaanyo isaga oo aan ku qancin, waxaanu noqday sidii ardayga iskuulka dhigtay marka imtixaan la qaado odhan jiray waxa dan gaara ama si gooni ah ayuu cidhiidhin jiray”.
  • Waxaa iyana fajiciso ku noqotay dad badan mamnuucista muddaaharaadyada oo ay dad badani doonayeen inay ku muujiyaan dareenkooda si nabad gelyo ah.