Qeexid

"Cid fajac ku ridid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fajici oo kali ah:
  • Waxaa iyana fajiciso ku noqotay dad badan mamnuucista muddaaharaadyada oo ay dad badani doonayeen inay ku muujiyaan dareenkooda si nabad gelyo ah.
  • Go’aanka tabobare Metsu oo ahaa mid kedis ah oo aanu cidna ku wargelin ayaa ka fajiciyay dhammaanba maamulka iyo ciyaartoyga xulka qaranka.