Qeexid
ld fajiciso.
ld fajiciso.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh.kh
Qeexid: F. ah: dhacdo amankaag iyo argagax leh. ld fajeciso, fejeciso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Wax faraha ku taabasho.
Qeexid Xigta: Wax faraha ku daliigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Salka meel saarid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Dareere garoorid.
Qeexid Kale: (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]