Qeexid

"Garashada si sahlan wax loo garto."

Qeexid Xigta

Farxad iyo firfircooni. ld fahmad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahmo oo kali ah:
  • Arrin aasaasi ah oo u baahan in uu fahmo qofwalba oo raba in uu waxka fahmo teknolojiyada casriga ah ayaa waxay tahay: In kumbuyuutarku uusan qabankarin wax uu san biniaadanka qabankarin ama ku fekerikarin.
  • Waxay qaadataa waqti in carruurta calaamadahooda la tarjumo lana fahmo.