Qeexid

ld fahamsii.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahansii oo kali ah:
  • Macalin Faarax Maxamed, ayaa waxa uu sheegay in mashruucu uu ahaa mid wanaagsan uuna jeclaan lahaa in la joogteeyo si bulshada loo fahansiiyo nabadda iyo macaankeeda, waxaana uu ku talabixiyay in la sii waddo.
  • Marka hoggaamiyuhu sameeyo hiraalkaas, hawshiisa labaad waa in uu dadka soo jiito si uu ugu sharaxo, u fahansiiyo, uga dhaadhiciyo meesha loo socdo (hiraalka).