Qeexid

"Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fahamsii oo kali ah:
  • Geedi waxuu eedeyn u jeediyay saxaafada Soomaalida oo uu ku sheegay inay Martial Law si kale u fahamsiiyeen dadweynaha Soomaaliyeed.
  • "Dagaalkii Kismaayo ka dhacay ma ahan sidii loo fasirtay, waxuuna ahaa dagaal inqilaab ah waloow dadka loo fahamsiiyay in dagaalka uu ahaa dagaal beeleed waana been abuur warkaasi" ayuu yiri Col.