Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fagaare oo kali ah:
  • Wasiiradan oo ka soo jeeda deegaanka gobolka Awdal, ayaan ilaa hadda meel fagaare ah kala hadlin dadka reer Boorama.
  • Shirkaan ayaa waxaa fadhiyay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo aan weli lagu arkin goobo fagaare ah tan iyo intii dagaalada looga adkaadey Maxakiimta.