Qeexid
F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid faduul ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld faduulis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld faduulin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Maag, daandaansi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley meel aanay kori karin saarid.
Qeexid Xigta: Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld falli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld fadallee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daruur yar.
Qeexid Xigta: Wax yar oo meel ka soo go'ay.
Qeexid Kale: ld fas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid.
Qeexid Xigta: Hawl ama arrin hirgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]