Qeexid

"(-llo, m.dh) Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadqalal oo kali ah:
  • Sidoo kalena waxa goobta ay isugu soo baxeen taageerayaasha Kulmiye ka hawl galay ciidamo booliis ah oo ilaalinayey amaanka, inkasta oo aanay jirin wax fadqalalo ah oo ku soo beegmay xiligii ay socotay khudbadaha siyaasiyiinta Kulmiye.
  • Shirka oo sigaara diirada loogusaarey Dhibaatooyinka, Fadqalalada iyo Qalalaasaha ay wado maamul isku sheega Gobalada Waqooyiga Somaaliya ee la magacbaxey Somaali-land.