Qeexid

ld fadhiyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhin oo kali ah:
  • Sidii ayey yeeleen laakiin markay muddo joogeen ayaa Cabdimudhalib yidhi "ma wanaagsana inaan meeshan iska fadhino ee aan soconno".
  • “Talada qudha ee la qaataa waa muddo-kordhinta, waana ta aan inteena badani meesha u fadhino,” ayuu hadalkiisa ku soo gebobageeyey Xildhibaan Axmed Dirir Cali.