Qeexid

ld fariiso.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhiiso oo kali ah:
  • ‘Naa soo fadhiiso, iska dhig shalmaddoo maxaad isla ururinaysaa’ baa la yidhi.
  • Wuxuu soo qaaday barkin ka sameysan harag, isagoo xaggeyga ku soo tuuray iguna leh: ku fadhiiso".