Qeexid

ld fariisin1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhiisin oo kali ah:
  • Si nabad looga dhaliyo waxaa aanu kasoo saaranay go’aan cadaynaya in ay goobtaasi tahay dhul daaqsimeed, ciidanka qaranku fadhiisin ku yeelanayo.
  • Siyaasiyiinta ururka ASAD, ayaa iyaguna ka mid ah Mucaaridka ugu fadalo cadcad ee gobolka jooga, iyadoo guddoomiyaha ururka ASAD, Saleebaan Maxamuud Aadan (Saleebaan-gaal) fadhiisin ka dhigtay Burco.