Qeexid

"F. ah: ilmo cudur, nafaqaxumo awgeed waqtigii uu socon lahaa aan socon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadhiid oo kali ah:
  • Gudoomiyaha UCID wuxuu ku dhaleceeyay xukuumada Somaliland fadhiidnimo, isagoo yiri: "xukuumadu waa mid fadhiid ah oo aan u muuqan mid wax qabanaysa, taas ayaana keenaysa inay kooxo isku hubeeyaan dalka gudihiisa".
  • Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ayaa ahayd intii Puntland dhisneyd hay'ad iska fadhiid ah balse waxa iminka rajo weyn laga muujinayaa dadaalada Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Abwaan Yuusuf Maxamed.