Qeexid

"ld fadeexo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fadeexad oo kali ah:
  • Mise waxaynu odhan karaa waa fadeedaxad midawga Yurub ku deeqay muwaadiniiin reer Waxay GTZ ku soo kordhisay in ay qabsadan Looyar oo ay ku dacweeyaan dadkaa aan waxba loo qaban oo ay GTZ kaga baxdo lacag ka badan inta ay dhawrka qof ku fadeexadaynayso.
  • Senator Obama, intii uu ku jiray tartankii xisbiga dimuqraadiga dhaxdiisa waxaa ka hor yimid turun-turooyin badan oo ay kamid ahaayeen fadeexad la xidhidhay nin wadaad ka ahaa kaniisad uu senator Omaba xubin ka ahaa mudo dheer oo labaatan sano gaaraysay.