Qeexid
F. ah: qof badnaa da' yar oo aan xasilloonayn.
F. ah: qof badnaa da' yar oo aan xasilloonayn.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Raad noole oo dhulka qoday ama diisay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daruur yar.
Qeexid Xigta: Wax yar oo meel ka soo go'ay.
Qeexid Kale: ld fas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hadal hoos la isugu sheegid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-qay, -qday; fiqi) Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Fadal samayn. ld fadli2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Gogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld raqad.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Salka meel dhigid.
Qeexid Xigta: Rasmi ahaan meel u degid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fadallee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld falli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld fadallee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel dhulka kale in yar ka sarreysa, bannaan oo la dego waqtiga roobabawda.
Qeexid Xigta: Taag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: falsafada xaqiiqaraadiska m.dh (fals.) Falsafad ku salaysan helitaanka xaqiiqada oo ka baxsan mala awaalka.
m.l
Qeexid: (xis.) Inta ay laba xaddi is dheeryihiin ama jawaabta la helo marka laba xaddi ama tibaax la kala gooyo. ld farqi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Daliigo yaryar oo badan oo laamaha geeduhu yeeshaan; raamo.
Qeexid Xigta: Dun soohan ama wax u eg oo maryaha dacalkooda iyo alaabadii kaloo la qurxina hayo loo yeelo oo laga lullulo; bul; taarash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld fasakhid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: /mg1 ld fasakh2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Jir nafley humbuluuluqid.
Qeexid Xigta: Raashin karaya tiqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaabka iyo xaalada qof salka dhulka ku haya.
Qeexid Xigta: (-iyo, m.dh) Rug la degganyahay.
Qeexid Kale: Lo' tiradeedu boqol gaartay. 4. Shir muhim ah. 5. Caano f. ah: caano garoor ah; eedaq. 6. Qolka f.ga: qol loogu taloggalay in la fadhiisto. 7. ld fadhiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]