Qeexid

"Da'."

Qeexid Kale

ld faacad.

Qeexid Xigta

F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fac oo kali ah:
  • Duhurnimadii maanta ayaa Madfac xoogan waxaa lala soo beegsaday Dekada weyn ee magaalada Muqdisho, waloow Madfacaasi uu ku dhacay agagaarka Dekada.
  • Amiin Caamir oo lagu eedaynayo Been abuur Hadii aan maqaalkayga u sii dhaadhaco, Oraah facweyn ayaa jirta oo ah Soomaali been waa ku doodaa beense kuma maahmaahdo.