Qeexid
Nacas.
Qeexid Kale
ld feex.
Qeexid Xigta
ld faafid.
Nacas.
ld feex.
ld faafid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld faaf2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Bur, badar iwm khamiirin.
Qeexid Xigta: ld faafi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: faa'iidid m.f.dh eeg faa'iid. ld faa'idid.
Qeexid: faa'iideysad m.l ld faa'iideysasho.
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: faa'iideyso f.mg3 1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: faa'ideyso f.mg3 ld faa'iideyso.
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: faa'iidee f.mg2 U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
Qeexid: faa'ideysad m.l ld faa'iidaysasho.
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: faa'idee f.mg2 ld faa'iidee.
Qeexid: faa'ideyn m.f.dh ld faa'iideyn.
Qeexid: faa'idid m.dh ld faa'iidid.
Qeexid: faa'iidaddoon m.l.kh F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
Qeexid: faa'ideysasho m.dh ld faa'iideysasho.
Qeexid: faa'ideysi m.l ld faa'iideysasho.
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: faa'id f.g1 ld faa'iid.
Qeexid: faa'ido m.dh (-ooyin, m.l) ld faa'iido.
Qeexid: faa' m.dh (c.nafl.) Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: faa'iid f.g1 Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
Qeexid: faa'idaddoon m.l.kh ld faa'iidaddoon.
Qeexid: faa'iideyn m.dh eeg faa'iidee. ld faa'ideyn.