Qeexid

"(-ooyin, m.l) Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faataxo oo kali ah:
  • Eng Faataxo ayaa sheegay in uu aaminsanyahay C/xakiin in uu yahay nin kabixi kara xilka Loo magacaabay.
  • Madaxyuubka Maraykanka, ayaa faataxol muraad ka akhriyay xabaalahaasi, isagoo yidhi; “Wii aar nefa foorgetid anwar dergadahayagii.”