Qeexid

"(-diin, m.dh) Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faasid oo kali ah:
  • Haddaad maqasho rag qaylinaya oo leh waa la gaajoonayaa waa dadkii aannu xaaraanta barnay, waxaanuna abuurnay mushtamac faasid ah oo booli-quutayaal ah.
  • "Waxaa in la ogaado mudan in jihaadku yahay ficil ilaahay loogu dhawaanayo, hadii hanti la dhacay aad jihaad ku gasho ogow jihaadkaas waa mid faasid ah" ayuu yiri Sheekh Axmed Iimaan.