Qeexid

"Faal dhigasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faasho oo kali ah:
  • Dariiqa kale ee uu Zarqaawi qaaday kaas oo adduunweynaha oo dhan argaggax geliyay wuxuu ahaa dadka ajnabiga ah oo inta la qafaasho madaxa laga wada guro.
  • Biyaha Somalia ayaa la aamisan yahay inay yihiin kuwo ugu khatarta badan Aduunka ee lagu qafaasho maraakiibta iyo doomaha isticmaala, waxaana afduubyadu ay sii socdaan iyadoo UN-ku uu meel mariyay la dagaalanka burcad-badeeda Soomaaliyeed.