Qeexid

"(-sas, m.l) Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faas oo kali ah:
  • Daniel Brokel ayaa howlo ugu socday deegaanno ka tirsan Gobolkaas, waxaana lala qafaashay haweeney caddaan ahayd, iyadoo darawalkiisiina ay kooxahaani lugta xabbad kaga dhufteen.
  • Wuxuu sheegay inay ku dili doonaan Midi, Faas iyo rasaasta nool-nool, sidoo kalena ay ka goyn doonaan qoorta si ay u argagaxaan qoysaskooda iyo dalalka ay kasoo jeedaan.