Qeexid

"Weel wax ku jira ka marin."

Qeexid Xigta

Meel wax yaalliin ka marin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faaruqi oo kali ah:
  • Ra'iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Cali Maxamed Geeddi ayaa shalay sheegay in ciidamada Ethiopia aysan dalka faaruqin doonin Somalia inta ay ka imaanayaan dalka ciidamada afrikaanka ah.
  • Dagaaladii Magaalada Muqdisho oo Saaka dib u bilowday 22 Jun 2009- Dagaaladaan ayaa kusoo beegmaya xili Magaalada Muqdisho ay faaruqiyeen Dadkii deganaa Cabsi lasoo deristay awgeed,..