Qeexid

"F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faaruq oo kali ah:
  • Nin lagu magacaabo Maxamed Siciid oo sheegay inuu ka mid yahay kooxihii markabka heystay ayaa sheegay inay faaruqiyeen markabka oo haatan aysan heysan markaba.
  • Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir ayaa ka mid ah meelaha ay joogaan dadka deegaanadooda uga soo faaruqay abaaraha, waxaana indhahaada ay qabanayaan haddii aad gaarto halkaasi Xoolo dhintay iyo kuwa raq la kiciwaayey kuwaasi oo u badan lo' iyo Ari.