Qeexid

"Faallo."

Qeexid Xigta

ld faaqidid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faaqidaad oo kali ah:
  • Haddaba, qodobada Heshiiskan cusub, aragtiyaha ku soo arooray iyo guud ahaanba waayaha Siyaasadeed ee Somaliland iyo Djabuuti, waxaanu idiinka diyaarinay Faaqidaadan kooban oo milicsanaysa arrimahaas oo dhan.
  • Kaas oo qayb ka ah faaqidaad guud oo aanu mid-mid ugu eegaynay xirfadaha iyo taariikhda siyaasadeed ee guddoomiyeyaasha ururada siyaasada Somaliland.