Qeexid

La ammaanay ahaansho (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faansan oo kali ah:
  • Maxkamaddii Rafcaanka muddo ka bacdi, waxay gaadhay qaraar odhanaya: “Waxaan ku raacay Jawaab-celintii Racfaansanaha, muddo dambana ma jirto, waa in Siciid loo xukumo, isagoo waliba amar siinaya Maxkamadda Gobolka.