Qeexid

"eeg faalloo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faallood oo kali ah:
  • Digtoorada dunida oo cabeebkan ka faallooday ayaa yidhi, waxani malaha waa edeb-darro aadmi samaystay.
  • Su’aalahaa iyo kuwo la mid ah marka la soo qaado siyaalo badan ayaa looga faallooday, waqtigaa uu Mingitu baxayna dad badan ayaa hareerihiisa joogay.