Qeexid

"Ka f.: wax faallo ka bixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faalloo oo kali ah:
  • Maryan Mursal, way ka gaabsatay in ay ka sii faallooto, riwaayadda ay wado iyo xumaanta ay ka digeyso ee qurbaha.
  • Tixdan gabanka ah waxaan rabaa inaan kaga faalloodu waxyaaba badan oo waqtigan la joogo ka dhaca dalka Soomaalida.