Qeexid

"(-ooyin, m.l) Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faallo oo kali ah:
  • Cabdillaah Suldaan "Timacadde" Waxa aannu halkan idiinku soo bandhigaynnaa faallo ku saabsan ururintii u horraysay ee maansadii Eebbe naxariistii janno ha siiyee Cabdillaahi Suldaan "Timacadde".
  • Se dadka dhaqankan garwadeenka uga ahaa bulshada oo rag u badan, ee taariikhda bulshada ka soo faalloonayey, ayaa maahmaaha xun iyo liididda haweenka ku kacayey, dhaqankana u geeddigeliyey meel dumarku ku il-daran yihiin.