Qeexid

"Si aan nidaamsanayn wax u feteshid."

Qeexid Xigta

Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faalig oo kali ah:
  • Waxaa dhici karta in aan qofka uu faaligu ku dhacay uu dareen khaldan ka bixiyo xaaladda markaa taagan sida, marka la murugaysan yahay oo uu qofku qoslo, marka la faraxsan yahayna uu ooyo.
  • Bukaanka uu faaligu ku dhacay waxaa suurtogal ah inuu xusuusto wixii dhacay sanado badan ka hor, laakiin aanu xusuusan wixii dhacay maalin kahor.