Qeexid

"Faal dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faali oo kali ah:
  • WDN: Buuggaaga ugu dambeeyay ee Faaliyihii la bilkayday, waxaa dad badan ku adkaaday fahamka magaca buugga, siiba ereyga la bilkayday.
  • Astaamahaa oo dhami waxay sheegayaan oo ay digniin u yihiin in laga hortago si dedega faalig xoog badan oo qofka ku soo socda.