Qeexid

"Cid magaceed, war iwm baahin. ld faafi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahi oo kali ah:
  • Muqdisho: Faahfaahin ku saabsan dagaalo ka dhacay Muqdisho & Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in ay baacsatay Kooxaha ka soo horjeeda.
  • Warar laga soo xigtay ilo ku dhowdhowina waxay tibaaxeen inay sugayeen Axmed Siilaanyo, si uu faah-faahin buuxda uga siiyo wixii uu kala kulmay dhinaca xukuumadda.