Qeexid

"Wax la faahfaahiyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga faahfaahsan oo kali ah:
  • Waraysigaas oo faahfaahsanna waxa uu u dhacay sidan: Su’aal: Maxaa dalka ku soo kordhay ee aad la kulantay?
  • Waxa waajib ku ah xisaabiyaha guud inuu hubiyo in Wasaarad waliba hirgaliso sharcigaas oo saddexdii biloodba mar warbixin faahfaahsan loo gudbiyo, si ugu suurta gasho inuu xisaab xidhka saxa u sameyn karo bilwalba, saddexdii biloodba iyo sanad walba.